STEPS Education & Training waxay xirfadaha luqada Ingiriisida, suugaanta iyo xisaabta bartaa arday kasoo kala jeeda inka badan 50 qaran kuwaas oo ku kala nool goobo isugu jira magaalooyinka, gobolada ilaa deegaamada fog-fog. Kala duwanaanshaha ardaydeena iyo goobaha kala duwan ee aan ka adeegno ayaa naga dhigtay hal-abuurayaasha tobabarada wax laga badelay ee ku habboon jawiyada aan ka shaqeyno iyo khubaro bixisa tobabaro si ay ugu haboonaadaan baahiyaha barashada, qaababka iyo qiimayaasha ardaydeena.

Diiradeena saaran iskaashiga qeybaha shaqada iyo bixinta fasalo la beddeli karo ayaa natiijooyin guul leh gaarsiisa ardaydeena. Waxaan aaminsan nahay in marka aan xalinayno baahida macaamiisheena aan guud ahaan si wanaagsan uga qayb qaadan karno mustaqbalka bulshada iyo dhaqaalaha bulshada.

STEPS Education & Training waa qeyb kamid ah STEPS Group Australia Ltd oo ah hay’ad aan faa’ido doon ahayn taas oo ay ka go’an tahay inay sameyso isbeddel iyadoo bixinaysa fursado.

La soco wararka STEPS Education & Training

Start typing and press Enter to search